Axmed Madoobe oo la kulmay Musharaxiintii uu kaga guuleystay doorashada (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Musharaxiintii uu kaga guuleystay doorashadii 22 Bishan Ogoosto ka dhacday Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa musharaxiinta ka dhagaystay aragtidooda iyo wixii fikir ah oo ay ku biirinayaan Geedi socodka Jubbaland ee dhamaan dhinacyada ay khibradaha u leeyahiin. Musharaxiinta ayaa Madaxweynaha uga mahad … Continue reading Axmed Madoobe oo la kulmay Musharaxiintii uu kaga guuleystay doorashada (Sawirro)